Maxkamad amar cusub ka soo saartay Soomaali laga soo masaafurin rabay USA

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa la soo sheegayaa in loo geystey jirdil iyo dhibaatooyin kale. Nin lagu magacaabo Maxamed BBC oo u ololeeya xuquuqda Soomaalida ayaa ka waramay dhalinyaradan oo si sharci darro ku galay Maraykanka, marna la damcay in lagu celiyo Soomaaliya. “Soomaalida waxay ku xirnaayeen labo xabsi oo ku … Continue reading Maxkamad amar cusub ka soo saartay Soomaali laga soo masaafurin rabay USA